By

Ka bilow diiwaangelinta lagu qaadanayo imtixaanka shaahada Waaxda Caafimaadka ee u gudbinaysa joornaatigaaga saacadaha onleenka ee Provider One, lahaanshaha iimaylkaaga gaarka ah waa qaab awood leh ee aad ugu sii xirnaatid sida Home Care Aide.

Haddii aad ku cusubtahay ciyaarta, ha walaacin! Halkan waa dhowr tallaabo oo sahlan ee akoonkaaga aad ku wanaajisid oo ku shaqeeyo. Tallaabooyinkan sida tusaalaha Gmail, laakiin waxaad sidoo kale isticmaali kartaa sida Yahoo, Hotmail, ama AOL. Dhammaan waa bilaash oo way sahlanyihiin in la isticmaalo.

Tal;aabada 1: Samee Akoonkaaga

Booqo onleenka www.mail.google.com ooriix badhanka baluuga ee “Create an account”.

Shaashada xigta waxaad gelineysaa magacaaga, samee magaca-isticmaalaha ama ciwaanka aad heshid ama aad ku dirtid iimayladaada, oo hubso furaha sirta akoonkaaga.

Tilmaanta magaca-isticmaalaha: Waxaa laga yaabaa in aad ogaatid in magacaaga (johndoe@gmail.com) mar hore la qaatay. Isku day ku darida bilowga magaca dhexe, dhibco u dhaxeeya magacyada, kala duwanaanta magacaaga, ama lambar muhiim ah (john.e.doe60@gmail.com).

Joogteynta xirfad yaqaanimo marwalba waa fikrad wanaagsan.

Tilmaanta furaha-sirta: Sahlan, furo-sir la qiyaasi karo waxay u fufudaysaa in jabsadayaasha ay jabiyaan akoonkaaga. Isticmaal wax kaliya aad xasuusaneysid oo leh iskudaro lambaro, xarfoweyn, iyo aastaamo. (Tusaale: “MaggieSueIs#15”)

Talaabada 2: Ku soo dhowow sanduuqaaga

Gmail 2

Waxaad arkeysaa dhowr iimaylo soo dhaweyn ah ee ka yimid Gmail oo wato tilmaamo sida loo isticmaalo akoonkaaga. Si aad u eegtid iimaylka, riix kaliya meel walba oo qoraalka ah ii-maylka si aad u furtid oo aad u akhridid.

Ka taxadar soo diraha aan la garaneynin: Marwalba fiiri magaca soo diraha (“Gmail Team”) ka hor inta aadan riixin iimaylka. Haddii aad aragtid iimayl u eg Spam ama ka yimid ciwaan aan lagaraneynin, riix sanduuqa hubinta ee bidixda iimaylka iyo kadib riix sanduuqa qashinka si aad u tirtirtid.

Tallaabada 3: Dir Iimaulkaaga ugu Horeeya

Gmail 3

Riix badhanka gaduudka weyn “Compose” si aad u furtid fariin cusub. Ku dar ciwaanka iimaylka aad rabtid in aad ku dirto iyo leenka mowduuca kaas oo u sheego helaha waxa iimaylka uu ku saabsanyahay.

Tilmaamo kale oo caawin leh:

Waxaad u isticmaali kartaa ciwaanka iimaylkaaga in aad ku diiwaangashatid waxyaabaha sida onleenka joornaatiga Provider One iyo akhbaarta tababarada ee www.myseiubenefits.org. Fiiri iimaylkaaga ugu yaraan dhowr jeer isbuucii oo wixii iimaylo cusub iyo jawaabaha iimayladaada aad dirtay.

Perks_2
Perks_3
Perks_4

PERKS EE HELIDA ONLEENKA

Ma ogtahay in aad isticmaali kartid ciwaanka iimaylka ku…

Ku sameyso balamaha dhakhtarka, dalbo qoraalada daawada, iyo iimayl u dir kooxdaada caafimaad.

Bixi biilasha korontada, tikidhada baakinada, oo ka maamul bangigaaga.

Ku adeego onleenka wixi dirista alaabta booshariga, dharka, iyo alaabada guriga.

Tags:
mm
About the Author

Sara McCaslin is the editor of Home Care InSight Magazine. She uses film, photography, writing, design and animation to highlight social justice issues. Sara has previous served as editor at The Seattle Globalist and a media educator at the University of Washington, Reel Grrls, and Rain City Rock Camp for Girls.

 

Leave a Reply